Guddoomiye Mursal: “Koonfur Galbeed oo Maqan Ma jiri karo Baarlamaan la dhaariyo”

Guddoomiyaha Baarlamanka xiligiisu dhamaaday ee Somalia Max’ed Mursal Shiikh C/raxmaan oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay khilaafka iyo ismari waaga ka dhex aloosan RW Rooble iyo hogaanka dowlad goboleedka K/Galbeed ee la xiriira 3 Xildhibaanada guddiga doorashadu diideen iney siiyaan shahaadada Xildhibaanimo. Maxamed Mursal ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay … Continue reading Guddoomiye Mursal: “Koonfur Galbeed oo Maqan Ma jiri karo Baarlamaan la dhaariyo”